girgire
(m.l) (-rayaal, m.l)Shay dhoob ah ama dhagax laga qoro oo qaab mooye leh iyo laba meelood oo la qabsado oo wax lagu karsado; burjik.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh girgire ↴
dheriggirgire [m.l]
Dheri weyn oo dhoobo ka samaysan oo reer miyigu marka ay alla bariga qabaan cuntada ku karsadaan. ld dherigirgire.
dherigirgire [m.l]
ld dheriggirgire.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg