goco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-cday/-coday, -catay/-cotay)Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goco ↴
anguugyo [m.dh]
Dareen murugo gocosho ku dheehan tahay leh. ld anguubyo.
daanguur [m.dh]
Shimbir yar, bay ah, koox-koox u socota oo qodata gocosada iyo abuurka duugan.
gaxandho [m.dh]
Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondh.
gocasho [m.f.dh]
eeg goco. ld gocad, gocosh.
gocondho [m.dh]
ld gaxandh.
gocoorre [m.l]
Nooc kalluunka badda ka mid a.
gocor [m.l]
Qof aan waxtar ahay.
gocosho [m.dh]
ld gocash.
gocoso [m.dh]
Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg