godgal
(m.l)Qof dhintay, habeenka ama maalinta ugu horreysa ee uu qabriga u hoyd.
godgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)1. Qof dhintay, qabri u hoyasho. 2. U g.: wax sababtiisa awgeed u dhim.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godgal ↴
godgelid [m.f.dh]
eeg godgal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg