godlo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laday, -latay)Neef irmaan godol keeni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godlo ↴
godlasho [m.f.dh]
eeg godlo. ld godla.
god [m.l]
1. (-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey. 2. Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkoo.
god [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax qalloocin. 2. Wax deri u yeeli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg