godobsi
(m.l)

ld godobsash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godobsi

godob [m.l] (-bo, m.l/dh)
Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaq.

godob [m.dh]
Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg