godootan
(m.l)

Ciyaaridda la ciyaaro, ciyaarta godadowg.

godootan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-amay, -antay; -ami)

Ciyaarta godadowga ciyaari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godootan

gododootan [m.l]
ld godootan.

gododootan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ootamay, -ootantay)
ld godootan.

godootamid [m.f.dh]
eeg godootan.

wiir [m.dh] (-rar, m.l)
Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg