goglo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-laday, -latay)

Gogol dhigash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goglo

cawsgolgol [m.l] (-llo, m.dh)
1.Harar aan waynayn, samayskiisuna fiicfiicnayn. 2. Kash-kash caws ah oo ardaayada lagu goglo.

dhiinsoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Marada sariiraha lagu goglo.

goglasho [m.f.dh]
eeg goglo. ld gogla.

kashkaash [m.l]
Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.

turraaxad [m.dh]
Maro midab leh oo sariiraha lagu goglo ama la huwado.

gog [m.l] (-gag, m.l)
Dheegga geela saantiis.

gog [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax is haysta, wax ka jarid. 2. Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg