golcas
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)1. jaad ugaarta ka mid ah oo gollaha cas. 2. Qorrax casar. 3. ld gollacas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh golcas ↴
gollacas [m.dh]
Nooc dawacada ka mid ah, madow oo ariga aad u laysa. ld golcas.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg