gomosh
(m.l)

ld gomoshaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gomosh

gomoshaa [m.l]
Geedgaab caleemo balballaaran leh iyo miro macaanoo la cuno. ld gomosh.

hohob [m.dh]
1. Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga. 2. (w) Miraha geedkaas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg