goob-milixeed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cusbo ah looga tegay uumi baxa biyaha ku dhacay awgiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goob-milixeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg