goobaabid
(m.f.dh)eeg goobaab². ld koobaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobaabid ↴
kalabbartan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Dhibicda goobaabida laba isle'eg u qaybisa.
koobaabid [m.dh]
ld goobaabid.
goobaab [m.dh] (-bo, m.l)
Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.
goobaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg