goobaabin
(m.dh)

ld goobaab¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobaabin

bar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh. 2. B. xoolaad: xoolo yar.

goobaab [m.dh] (-bo, m.l)
Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.

mareeg [m.dh]
1. Qoolasha maqasha qoorta loo geliyo. 2. Summad geela qoorta looga dhigo, oo ah goobaabin qoorta ku wareegsan.

miin [m.l] (-nan, m.l)
Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).

wareegsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax qaab goobaabin ah leh ahaansho. 2. Ku w.: wax meel ku hareeraysan ahaansho.

goobaab [m.dh] (-bo, m.l)
Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.

goobaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg