goobid
(m.f.dh)eeg goob³. ld goobis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobid ↴
baadiggoobid [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
raadgoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadgoob². ld raadgoob¹.
uskagoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uskagow.
banjoogoobid [m.f.dh]
eeg banjoogow.
boogoobid [m.f.dh]
eeg boogow². ld boogow¹.
dangoobid [m.f.dh]
eeg dangow.
dawari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
doogoobid [m.f.dh]
eeg doogow.
dugaagoobid [m.f.dh]
eeg dugaagow.
duugoobid [m.f.dh]
eeg duugow². ld duugow¹.
goob [m.l]
1. Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer). 2. Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
goob [m.dh] (-bo, m.l)
1. Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha. 2. Wax qeyb qeyb u yaalo middood. 3. Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
goob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax baadiddoonid.