goobyaal
(m.l)

1. Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh. 2. Qof aan tartammada ku guulaysan. 3. Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.

goobyaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-yiil, -tiil; -aalli)

Warwareegid iyado wax la sugayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobyaal ↴

goobyaalid [m.f.dh]
eeg goobyaal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg