goobyaalid
(m.f.dh)eeg goobyaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobyaalid ↴
goobyaal [m.l]
1. Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh. 2. Qof aan tartammada ku guulaysan. 3. Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.
goobyaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-yiil, -tiil; -aalli)
Warwareegid iyado wax la sugayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg