gooddi
(m.l)1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.
gooddi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gooddi ↴
faalaxgooddi [m.l]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
faalaxgooddi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
ld falaxgooddi². falaxgooddi
faalaxgooddin [m.dh]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
faalaxgooddis [m.l]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
faalaxgooddiyid [m.dh]
ld falaxgooddiyid. falaxgooddiyid
falaxgooddi [m.l]
ld falaxgooddiyid.
falaxgooddi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Booloxoofto samayn; u bootayn; faata- dhuglayn. ld faalaxgooddi², foolax- gooddi².
falaxgooddin [m.dh]
ld falaxgooddyid.
falaxgooddis [m.l]
ld falaxgooddiyid.
falaxgooddiyid [m.f.dh]
eeg falaxgooddi². ld faalaxgooddi¹, faalaxgooddin, faalax- gooddis.
good [m.l] (-dad, m.l)
1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow. 2. Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
good [m.l] (-dad, m.l)
Maro; dhar; go'.