goof
(m.l) (-faf, m.l)1. Beer gabowday oo aan badar ka baxayn. 2. Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen. 3. G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.
goof
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Wax, waxtarkiisi gabay noqosho (beer, ceel iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goof ↴
dowr [m.l] (-rar, m.l)
1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.
gargoof [m.l]
ld gargoo.
goofaadhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ubad xoolaad candho aan caano ku jirin nuugid. ld goofaari.
goofaadhiyid [m.f.dh]
eeg goofaadhi. ld goofaarin.
goofaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld goofaadhi.
goofaarin [m.dh]
ld goofaadhiyid.
goofid [m.f.dh]
eeg goof².
goofood [m.l]
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg