googgo'
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.

googgo'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-'ay, -'day)

Cad cad noqosho (wax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh googgo'

basaas [m.dh]
Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.

basaas [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin. 2. (f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo'iyo midab doorsoon la kulmid.

biglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.

googgo' [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.

googgo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Cad cad noqosho (wax).

googgo'an [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'naa, -'nayd)
Wax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.

googgo'id [m.f.dh]
eeg googgo'².

googgo'naan [m.f.dh]
eeg googgo'an. ld googgo'naansho.

googgo'naansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld googgo'naan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg