googgoo
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-gooyay, -goysay)1. (f.g) Wax cad-cad ka dhigid. 2. (f.mg) Wax ka dhuumasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh googgoo ↴
googgoos [m.l]
G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).
googgoosad [m.l]
ld googgoosasho.
googgoosasho [m.f.dh]
eeg googgooso. ld googgoosad.
googgooso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax qaybo u jarjarasho. 2. (f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
googgoyn [m.f.dh]
eeg googgoo.
goosgoos [m.l]
1. Ereyo ama dood laba qof isdhafsato. 2. (riw.) Maadeys gaaban oo aan duluc keliya ka hadleyn ee arrima dhawr ah midba la soo bandhigo. 3. ld googgoos.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg