goosad
(m.l)1. Koox ari ah oo lumay. 2. ld goosasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosad ↴
maalingoosad [m.l]
Qof shaqaale ah oo la siyo maalin walba waxa uu goosto. ld maalingoosato.
aargoosad [m.l]
ld aargoosasho.
dhulgoosad [m.l]
Hab dhaqan-dhaqaale ku dhisan oo dhul-beereed dadyari hantiyo. ld dhulgoosi.
fiidgoosad [m.l]
ld fiiidgoosasho.
googgoosad [m.l]
ld googgoosasho.
goosasho [m.f.dh]
eeg gooso. ld goosad (2), goosi.
hantiggoosad [m.l]
ld hantiggoosi.
hantigoosad-dawladeed [m.l]
(siyaa.) Hab dhaqaale, ama siyaasad, ee hantida ganacsiga, iyo warshadaha ay leeyihiin dad gaar ah, oo aan ahayn dawlad, kuwaas oo ku tartama fa'idada.
goos [m.l]
Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg