goosasho
(m.f.dh)eeg gooso. ld goosad (2), goosi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosasho ↴
xagxago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho. 2. Cid haruufid.
aargoosasho [m.f.dh]
eeg aargooso. ld aargoosad, aargoosi.
baaryoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Markab ama doon dekad ka furasho, ka goosasho.
cadgoosasho [m.f.dh]
eeg cadgooso.
fiidgoosasho [m.f.dh]
eeg fiidgooso. ld fiidgoosad, fiidgoosi.
geedaggoosasho [m.f.dh]
eeg geedaggooso. ld geedaggoos.
googgoosasho [m.f.dh]
eeg googgooso. ld googgoosad.
gooni-u-goosasho [m.dh]
(siyaa.) Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.
goosad [m.l]
1. Koox ari ah oo lumay. 2. ld goosasho.