gorgortan
(m.l)

Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.

gorgortan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Laba qof oo wax kala gadanaya gorgoro isdhaafsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gorgortan

gorgortamid [m.f.dh]
eeg gorgortan². ld gorgortan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg