gorod
(m.l)Neef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.
gorod
(m.dh)1. Madax. 2. Qaarka hore ee xoolaha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gorod ↴
gorodgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
Wax madax ka jarid.
gorodgoyn [m.f.dh]
eeg gorodgoo.
rundudso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ciil iyo murugo darteed gorodda la laallaadin.
gor [m.l]
Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg