gorori
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)In yar oo hoore ah oo weel salkiis ku haray ka shubid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gorori ↴
goror [m.l]
1. Dhiig sanka ka yimaada. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku jira. 3. ld gororid.
gororid [m.f.dh]
eeg gorord². ld goror¹ (3).
gororin [m.f.dh]
eeg gorori.
heemi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori. 2. Wax heen ka qaadid.
majagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjagorori.
majagororid [m.dh]
ld manjagororid.
majagororin [m.dh]
ld manjagorin.
manjagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.
manjagororid [m.dh]
eeg manjagoror². ld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg