gowracan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)Wax la gowracay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gowracan ↴
dhuundhaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Neef geel ah wax gowracan ahaansho.
gowracnaan [m.f.dh]
eeg gowracan. ld gowracnaansho.
gowrac [m.l]
1. Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo. 2. ld gowricid.
gowrac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -rici)
Wax birayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg