guban
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.
guban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax dab maray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guban ↴
haaraan [m.l]
1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid. haaraamid
qaac [m.l]
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.
qaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².
gubnaan [m.f.dh]
eeg guban. ld gubnaansho.
kul [m.l]
Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
gub [m.l]
eeg gumaar; dhaawac dab oo biskood.
gub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Dab ku dhejin, qabadsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg