guddoomi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Guddoon ridid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guddoomi ↴
guddoomid [m.f.dh]
eeg guddoon².
guddoomin [m.f.dh]
eeg guddoomi. ld guddoomis.
guddoomis [m.l]
ld guddoomin.
guddoomiye [m.l] (-yayaal, m.l)
Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.
guddoon [m.l]
1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.
guddoonshe [m.l]
ld guddoomiye.
wareeg [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Meel macno la'aan u socosho. 2. (f.mg) Ka w.: wax ka leexasho. 3. (f.mg) Ku w.: wax kormeerid. 4. (f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof). 5. (f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg