gudin
(m.dh)

ld godin (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudin

taabbaggudin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggudi. taabbaggudi

abaaldhac [m.l]
Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.

baaro [m.dh]
Wasakh midab cad leh oo ka dhalata marka aan la nadiifin xubnaha taraanka dadka aan la gudin.

godin [m.dh] (-dmo, ml.)
1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan.

gud [m.dh]
Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.

gud [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid buuryo ka goyn. 2. (f.g) Deyn bixin. 3. (f.mg) Habeen socosho. 4. (f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg