guduri
(m.l)ld gudur (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guduri ↴
gorfe [m.l] (-fayaal, m.l/dh)
Nooc ka mid ah gorgorka oo ka weyn guduriga.
gudur [m.l]
1. Hilib jiir ah oo adag. 2. ld guduri. Nooc gorgorka ka mid ah oo leh qoor diiran iyo midab madow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg