gufee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)Meel guf gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gufee ↴
bishkil [m.l] (-llo, m.dh)
Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil¹.
cub [m.l]
1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.
cufee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
ld gufee.
gufeyn [m.f.dh]
eeg gufee. ld cufayn, cufays, gufeys (2).
gufeysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smid)
Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan¹.
guf [m.l] (-faf, m.l)
1. Cad yar oo maro ah weelasha haruubkooda lagu cufeyo. 2. Hambo. 3. Maro.
guf [m.dh]
Hanti yar oo la siiyo qaraabada ama waalidka gabar la aroosay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg