gufeys
(m.l) (-syo, m.dh)1. Xakab yar oo ka dambeeya xakabka horyaalka ah. 2. ld gufeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gufeys ↴
cufaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-samay, -santay; -smi)
ld gufeysan¹.
cufaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld gufeysan².
cufaysmid [m.dh]
ld gufeysmid.
cufaysnaan [m.dh]
ld gufeysnaan.
cufaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gufeysnaan.
gufeyn [m.f.dh]
eeg gufee. ld cufayn, cufays, gufeys (2).
gufeysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smid)
Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan¹.
gufeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan².
gufeysmid [m.f.dh]
eeg gufeysan¹. ld cufaysmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg