gugac
(m.l)ld guguc¹.
gugac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gcay, -gacday)ld guguc².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gugac ↴
onkod [m.l] (-dyo, m.dh)
Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.
onkod [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid.
guguc [m.l]
Onkod. ld gugac¹.
guguc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gcay, -gucday; -gci)
Onkod sameyn. ld gugac².
hanqar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Onkod, gugac. 2. Qarax, biriq.
hanqar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg