guluc
(m.dh)1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guluc ↴
cantalyaa [m.l]
Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.
gulucsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Isha guruxeeda rogrogmasho.
gulucsiin [m.f.dh]
eeg gulucsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg