gulungulceyn
(m.f.dh)

eeg gulungulcee. ld dulundulceyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gulungulceyn

gulungulco [m.dh]
1. Qaab gaaban oo kankoonsan leh; kuusan; lucuuman. 2. Daruur cufan oo biyo sidda ama da'aysa. 3. ld gulungulceyn. ld dulundulco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg