gumaad
(m.l)

1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.

gumaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aaday, -aatay)

Wax baabi'in.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumaad

askax [m.dh]
1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno. 2. Miraha geedka askaxa. 3. A. ka dhig: gumaadid. ld askaax.

gumaadid [m.f.dh]
eeg gumaad². ld gumaad¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg