gumaadid
(m.f.dh)

eeg gumaad². ld gumaad¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumaadid

askax [m.dh]
1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno. 2. Miraha geedka askaxa. 3. A. ka dhig: gumaadid. ld askaax.

gumaad [m.l]
1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.

gumaad [m.l]
1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.

gumaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aaday, -aatay)
Wax baabi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg