gumaax
(m.l)

1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.

gumaax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Bir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumaax

gumaaxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay; -xmi)
Wax gumaaxmay noqosho.

gumaaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax la gumaaxay ahaansho.

gumaaxid [m.f.dh]
eeg gumaax². ld gumaax¹ (2).

gumaaxmid [m.f.dh]
eeg gumaaxan¹.

gumaaxnaan [m.f.dh]
eeg gumaaxan². ld gumaaxnaansho.

gumaaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gumaaxnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg