gumeysasho
(m.f.dh)eeg gumeyso. ld gumeysad, gumeysi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumeysasho ↴
gumeysad [m.l]
ld gumeysasho.
gumeysi [m.l]
1. Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm. 2. ld gumeysasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg