gunaanadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Wax la gunaanday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunaanadan ↴
gunaanadnaan [m.f.dh]
eeg gunaanadan. ld gunaanadnaansho.
gunaanad [m.l]
1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.
gunaanad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg