guuli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuli ↴
gaabbaguulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaabbaguul². gaabbaguul
guul [m.l]
1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.
guulid [m.f.dh]
eeg guul³. ld guul¹ (2).
guulin [m.f.dh]
eeg guuli. ld guulis.
guulis [m.l]
ld guulin.
jixi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U j.: dibi, dibi kale guulid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg