guuri
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)1. (f.g) Aroos gelbin. 2. (f.g) Qoraal meel kala ku naqilid. 3. (f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuri ↴
gaadiid [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Wax kasta oo la rarto, laguna guuri karo.
jaanguuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dabar goyn.
jaanguurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaanguur.
jaanguurin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaanguuri. ld jaanguuris.
jaanguuris [m.l]
ld jaanguurin.
nabaadguuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dhul nabaadguur ku ridid.
nabaadguurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabaadguur².
nabaadguurin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabaadguuri. ld nabaadguuris.
nabaadguuris [m.l]
ld nabaadguurin.
oodrogo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso.