hafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafi ↴
cid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
dhafid [m.f.dh]
eeg dhaf.
haf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hafidda.
hafid [m.f.dh]
eeg haf².
hafid [m.f.dh]
eeg haf.
hafin [m.f.dh]
eeg hafi. ld hafis.
hafis [m.l]
ld hafin.
hafisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Hilib wax karin carunka looga saaray ahaansho.
hafisnaan [m.f.dh]
eeg hafisan. ld hafisnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg