halaammacays
(m.l)

ld halaammacoodin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaammacays

halaammacaysad [m.l]
ld halaammacaysasho.

halaammacaysasho [m.f.dh]
eeg halaama-cayso. ld halaammacaysad, halaamma-caysi.

halaammacaysi [m.l]
ld halaammacaysasho.

halaammacayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Hilib halaammaco ka dhigasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg