halaanhal
(m.l)1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.
halaanhal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaanhal ↴
halaanhali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1.Hawl si degdeg ah u qabasho. 2.Halaanhal tirin.
halaanhalid [m.f.dh]
eeg halaanhal².
halaanhalin [m.f.dh]
eeg halaanhali. ld halaanhalis.
halaanhalis [m.l]
ld halaanhalin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg