halaanhalid
(m.f.dh)

eeg halaanhal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaanhalid ↴

halaanhal [m.l]
1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.

halaanhal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg