halamashle
(m.l) (-shayaal, m.l/dh)

1. ld halamash. 2. Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid. ld halamash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halamashle

halamash [m.l]
Socod kala daadsan oo si fool xun loo socdo. ld halamashle (1).

halamashlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Si halamash ah u socosho.

halamashleyn [m.f.dh]
eeg halamashlee.

halamash [m.l]
Socod kala daadsan oo si fool xun loo socdo. ld halamashle (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg