haleel
(m.l)

ld haleelid.

haleel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

1. Wax la kulmid. 2. Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haleel

waafaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.

ba'san [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la bi'iyay ahaansho (arrin). 2. Ku b.: wax, wax kale oo foolxumeeya lagu haleeley ahaansho. Tus. “Darbiga dhiigaa ku ba'san”.

gaf [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. (f.g) Khalad samayn. 2. (f.g) Haleeli waayid. 3. (f.mg) U g.: cid meelkadhac ku samayn.

haleela-rin [m.l]
Hal marka ay dhasho si dhaqso ah u rinta.

haleelid [m.f.dh]
eeg haleel². ld haleel¹.

haleelo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Geel markaa dhalay.

haleelsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax, wax kale la kulansiin. ld haleeshii.

haleelsiin [m.f.dh]
eeg haleelsii. ld haleeshiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg