haleelsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax, wax kale la kulansiin. ld haleeshii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haleelsii

haleelsiin [m.f.dh]
eeg haleelsii. ld haleeshiin.

haleeshii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld haleelsii.

haleeshiin [m.dh]
ld haleelsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg