halgaadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

Ul weyn wax la dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halgaadee

halgaadeyn [m.f.dh]
eeg halgaadee.

halgaad [m.dh] (-do, m.l)
1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto. 2. Tuuryo gacameed. 3. H. ah: ul weyn.

halgaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Waran, ul iwm cid ku tuurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg