haliil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iilay, -iishay)

Ku h.: wax si xad dhaaf ah ugu degdegid (sida wax heliddood ama qof wax gaarsiintii).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haliil ↴

dhaliil [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Daldalool iyo iin wax leeyahay.

dhaliil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid.

dhaliilid [m.f.dh]
eeg dhaliil².

haliilid [m.f.dh]
eeg haliil.

haw [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hororidda ama haliilidda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg